(Sawirro) Ciidan ka soo goostay Puntland oo lagu soo bandhigay Laas-caanood

Maamulka Somaliland ayaa maanta magaalada Laacsaanood ee xarunta gobolka Sool ku soo bandhigay ciidamo la sheegay inay ka soo goosteen maamulka ay ood-wadaagta yihiin ee Puntland. Ciidankan soo goostay ayey tiradooda Somaliland ku sheegtay illaa 30 askari oo uu ku jiro taliyihii hoggaaminayey. Masuuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in ciidankan soo goostay ay ka mid ahaayeen … Continue reading (Sawirro) Ciidan ka soo goostay Puntland oo lagu soo bandhigay Laas-caanood